Itoobiya oo Digniin adag u dirtay Dowlada Sudan iyo Xiisada labada dal oo sii xoogeesatay

Xiisada u dhaxeysa dowladaha Sudan iyo Itoobiya ayaa sii xoogeesanaya ,kadib markii dowlada Sudan ay ciidamo badan geesay xadka ay la wadaagto Itoobiya gaar ahaan dhul labada dal ay isku heestaan. Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay in uu ka dhamaaday dulqaadka kadib markii ay fashilmeen wadahadalo la doonayay in lagu xaliyo xiisada labada dal, waxa ayna … Continue reading Itoobiya oo Digniin adag u dirtay Dowlada Sudan iyo Xiisada labada dal oo sii xoogeesatay